Dhismaha ugu dheer Dubai ee loo yaqaan Tooshka oo dab qabsaday iyo hawada oo sii fidinaysa+MUUQAAL
Dubai–Dhismaha ugu dheer Dubai ee loo yaqaan tooshka ayaa dab qabsaday waxana jirta in hawadu sii faafinayso. Dhismahan ayaa ka mida kuwa ugu dheer dunida ilaa hadase lama sheegin sida dabku ku bilaabmey.
Kooxaha la dagaalama dabka ayaa la tacaalaya waxa weerar ku haya hawada oo hadda gaarsiisay dababyo kale. Dabka ayaa ka bilaabmay dabaqa kontonaad wuxuuna hadda marayaa dabaqa todobaatanaad dadka badankiisana waa laga daadgureeyay.
Dadka ayaa dibedda hoose ka daawanaya iyadoo burburka qaar uu hoos ku soo dhacaya. Dhismaha oo ah kan ugu dheer ee ay dad degan yihiin ayaa ah lala tacaalayaa. Dadka degan dhismaha dheer ayaa ku dacwoonaya in dhismuhu leeyahay qaybta dabka sheegta oo markasta qaylisa dadka badankiisuna u qaatay inay tahay qayladii caadiga ahayd.
Ku xidhnow sida wax ku dhacaan
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
August, 16, 2024
Waqtigii rasuulkeena scw scw waxa jiray wiil dhalinyara ...
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...