23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Dil ka dhacay Hargeysa oo uu ka waramay wasiir ku xigeenka amaanka halkaas oo booliis la dilay: ARAG

Hargeysa–Dil ka dhacay Hargeysa ayaa waxa ka waramay wasiir ku xigeenka amaanka halkaas oo booliis lagu dilay daraad. Booliiska ayaa la sheegay in ay dileen dad shacaba kadib markii sidala sheegay ay si xun wax ka noqdeen. Qofkii dilka gaystay ayaa la sheegayaa in jufadiisu qarinayso.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM