X

Dilal ka dhacay Hobyo iyo Cadaado iyo waxay daaran yihiin

Dilal ka dhacay Hobyo iyo Cadaado iyo waxay daaran yihiin. Waxa xalay iyo saaka ka dhacay dilal loo gaystey askari ka tirsan ciidanka milatariga iyo mid ka tirsan ciidanka booliiska.

Dilalkan oo maamulka Galmudug ku tilmaameen kuwo aan hore loo arag ayaa la rumaysan yahay inay sal ku leeyihiin aano qabiil. Dilka ka dhacay Cadaado ayaa looga aaray Hobyo.

Gudoomiyaha degmada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug ayaa dalbaday in sharciga la horkeeno dadka fuliyay dilalkan aan hore loo arag.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.