X

Somalida ku nool Swiserland ma cabsibaa la soo deristay

Somalida ku nool Swiserland ma cabsibaa la soo deristay. Dhawaan ayay ahayd markii dawlada Swiserland oo u janjeedha dhinaca soo galooti neceebka ay sheegtay inay dib u celin doonto qaxootiga bariga Afrika.

Waxay si gaara u sheegeen in dadka ka yimi Eriteriya dib loo celin doono ayadoo la ogyahay in welli siyaasada dalkaasi deganayn inkasto heshiis dhexmaray iyaga iyo Itoobiya.


Somalida aan la hadalney oo badankoodu bilaa sharci ah ayaa sheegay inay jirto cabsi ah in ay ku darayaa in Somalida bilaa sharciga ah inkastoo welli ayna jirin go’aan sidaasa haddanu u jirin hoos hoos.


Somaliya ayaa loo aqoonsnan yahay dal dumey oo ayna ka jirin dawlad adag oo dalkeeda hanata laakin ay welli ka jiraan maamul jufeedyo hantidii dadka ceel ku shubtey iyo argagixuiso calami ah oo khatar ku ah nolosha dadka.


Somalida ku nool Swiserland ayaa lagu qiyaasay ilaa 3000 oo badankoodu yimi xilligii 2015 ee ay soohdimaha furnaayeen. Waxayna sheegeen in 20-ka qof ee Eriteriya u dhashay ay ku keentay cabsi.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.