X

Diyaarad Ingiriisku leeyahay oo geerkii u bixi waayay oo dib u soo laabatay arag sida ay u degtay iyo orodka kooxaha gurmadka+MUUQAAL

Garwick 31 Dec 2014–Waxa daraad dalka Ingiriisku diyaarad uu leeyahay oo ku socotay Maraykanka uu geerkii degitaanku ka xumaaday..diyaarada oo socotey bada weyn ee Atlantic ayaa dib u soo noqotey kuna du, weareegtay Koofurta London saacad iyo badh si ay naafto badan u daadisowaxase dad badan u riyaaqeen sida ay u soo degtay.

Waxaanad fiiro gaar ah u yeelataa sida kooxaha gurmadka ay markiiba uga soo dabashiteen diyaaradan oo si qumaati ah dhulka loo dhigey mana jirin cid wax ku noqotey.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.