X

Xildhibaan Axmed Yaasiin oo dhalinyar taageersani suaalo ku waydiiyeen Boorama”maayerka Saylac ayaa noo yimi”+MUUQAAL

Boorama 31 DEc 2014–Xildhiban Axmed Yaasiin ayaa dhalinyarada reer Borama suaalo ku waydiyeen goob ay isugu yimaadeen. Axmed Yaasiin ayaa sidii lagu yaqaanay difaacay maamulka uu ku jiro iskuna dayay inuu dhalinyarada qanciyo wuxuuna ka sheekeeyay mar maayerku u yimi wasiirka maaliyada ee cunaqabataynta saaray dekedaha Adal.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.