X

Diyaarad ka timi Indoonisiya una socotay Singapore oo hawada ka baxday iyo 162 qof oo saarnaa: wararkii ugu dambeeyay

Singapore 28 Dec 2014–Diyaarad fadhigeedu yahay Malaysiya kana soo duushay Indoonisiya kuna socotay Singapore ayaa hawada ka baxday iyadoo markii uGu dambeysay ay waydiisatay in khadka loo bedelo iyadoo ay sheegtay in hawadu xuntahay waxase la sheegayaa in waxyar kadib ay hawada ka baxday. Raqda diyaarada iyo dadkii saarnaa oo gaaraya 162 ayaa hadda lagu jiraa baadigoobkooda.

Diyaaradan ayay lahayd AirAsia fadhigeedumna waa Malaysia lamina mida diyaarada ay leedahay dalkaasi Malaysia oo mid la waayay raqdeeda midna lagu soo riday Yukarayn.

Diyaaradan aan ilaa hadda la garanayn halka ay ku dhacday ayaa waxa la socday dad u bada Indoosiyaan iyo dad ka soo jeeda wadamo kale oo aan badneyn.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.