X

Socdaalkii madaxweyne Siilaanyo noogu yimi Berbera wuxuu ahaa todoba bax gabadhiisa loo sameeyay: Rooda Axmed+MUUQAAL

Berbera 28 Dec 2014–Gudoomiyaha xisbiga Faysal Waraabe ee Berbera oo qarxisay socdaalkii Siilaanyo ku tagey Berbera oo ay ku sheegtay inuu ahaa mid gabadhiisa todoba bax loo sameeyay ee waliba reer Berbera oo lacag laga doonayo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.