Sunday, August 14th, 2022
header










Meta







Diyaaradaha helikobtara oo caydhsaday argagixisada shabaab deegaan u dhow Kismaayo yaase leh

diyaarado1-496x264[1]Kismaayo-Araabinews–Diyaaradaha qumaatiga u kaca ee loo yaqaan helikobtarka ayaa caydhsaday argagixisada shabaab duleedka magaalada Kismaayo inkastoo aan loo sheegin cida iska diyaaradahan.

Wararka laga helayo tuulada Yoontaay oo 15km u jirta magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in fadhiisin ay lahaayeen kooxda Al-Shabaab ay weerareen diyaarado ah nooca qumaatiga u kaca oo aan la ogeyn cidda iska leh. Maleeshiyaadka ayaa iska caabbin sameeyay ayadoo ku dhawaad hal saac uu dagaalku socday sida ay sheegtay BBC.

Lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkaas oo ahaa mid bartilmaameed lahaa. Dadka degaanka ayaa sheegay in diyaaradihii ay ku laabteen dhinaca magaalada Kismaayo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Siyaasi Cali Faarax oo ka hadlay xiisada Hargeysa iyo Burco

August, 13, 2022
Laba cisho ayaa ka soo wareegtay markii maleeshiyo ...

Maraykanka oo u soo xadhka xidhey inuu Shiinaha kula dagaalamo Somaliya

August, 11, 2022
Ayadoo maanta banaanbaxyo ka dhaceen magaalooyinka beesha dhexe ...

Ugu yaraan 5 qof oo ku dhimatey rasaas Muuse Biixi ku foorariyay

August, 11, 2022
Horjoogaha maamulka Somalilaan ayaa si toos u toogtey ...

Aadan Madoobe oo durba ku fashilmay inuu isku wado golaha

August, 9, 2022
Aabaha musuqa afhayeenka golaha shacabka Aadan Madoobe ayaa ...

Nin samaystay hay’ad u dooda xuquuqda oo is casilay markay runta sheegtay

August, 9, 2022
Hay'ad sheegan jirtey inay u doodo xuquuqda dadka ...

Dhacdooyinka

Xulafada ka dhanka ah reer galbeedka oo wadamo Muslimiina ku biirayaan

July, 14, 2022
Sidii Maraykanka iyo kooxda uu hogaamiyo ay weerar ...

Ruushka oo sheegay in askarta Maraykanku ridayaan madaafiicda Yukrayn

July, 12, 2022
Kadib markii madaafiic lala eegtay suuq shacabku ku ...

Jarmalka oo Ruushka ka baryaya inaanu ka goyn gaaska xilli ay haysato

July, 12, 2022
Jarmalka ayaa ka mid noqday kuwa dabada haysta ...

Itoobiya oo kumanaan dadkeeda ah ka soo guraysa Afrika iyo bariga dhexe

July, 10, 2022
Wasaarada arimaha dibedda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay ...

Ruug cadaa qarxiyay sir weyn iyo fadeexad haweenkii shilinka la siiyay

July, 10, 2022
Ruug cadaa Welli Xuseen ayaa qarxiyay haween masaakiina ...

Xasan Culusow iyo horjooge Muuse Biixi oo toos ugu xiran Yuhuuda: WARBIXIN

July, 9, 2022
Warbaahinta Yuhuuda ayaa markale ku celiyay in Xasan ...

Cabi Axmed oo khashifay weerar qarsoon oo lagu hayo dalkiisa

July, 8, 2022
Raiisal wasaaha Itoobiya ayaa shaaca Ka qaaday weerarka ...