Diyaarad Jarmalka laga leeyahay oo ku dhacday dhul buuralay ah iyo 150 saarnaa
Paris–Diyaarad laba leeyahay dalkaasi Jarmalka oo siday 150 qof ayaa Ku dhacdsy dhul buuralay ah oo barafa oo sy adagtahay sida lagu gaadho. Baadhayaasha Faransiiska ayaa sheegay in ay adagtahay in la helo cid ka badbaaday sababtuna ay tahay halka ay Ku dhacday.
Diyaaradan ayaa la sheegay in iyada dhanba la fadhiisinayay maadaama muran badan ka taagnaa dhaqaalaha diyaaradaha.
Madaxweynaha Faransiiska Holande ayaa tacsi u diray hogaamiyaha Jarmalka Merkel sheegayna in uu rajaynayo in la helo dad ka badbaada.
Rashiid Ceelaanyo
Wararka Caalamka
ARAABINEWS
August, 15, 2022
Dhiigmiiratada shabaab ee ku qaraabata diinteena suuban ayaa ...
August, 15, 2022
Wadamada Afrika ayaa cambaareeyay Qamadaiga Yukrayn ee heshiiska ...
August, 15, 2022
Waxa mardhow lagu kala baxay doorashadii dalkaasi Kiiniya ...
August, 15, 2022
Ciidamadii Itoobiya ee ku sugnaa Koofur Galbeed iyo ...
August, 15, 2022
Waxa haba yaraatee aan jirin siyaasadii qaranku lahaa ...
August, 1, 2022
Inkastoo deegaanka Somali galbeed ay ka nasteen colaadii ...
August, 1, 2022
Xasan Culusow ayaa madaxweynaha Masar ee martida uu ...
July, 14, 2022
Sidii Maraykanka iyo kooxda uu hogaamiyo ay weerar ...
July, 12, 2022
Kadib markii madaafiic lala eegtay suuq shacabku ku ...
July, 12, 2022
Jarmalka ayaa ka mid noqday kuwa dabada haysta ...
July, 10, 2022
Wasaarada arimaha dibedda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay ...
July, 10, 2022
Ruug cadaa Welli Xuseen ayaa qarxiyay haween masaakiina ...