13/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Doodii fagaaraha oo doorkan lagu soo qaatay side doorasho ku suurtageli kartaa: yaase dooda kui jira

Dooda fagaaraha oo inta badan ay ka qaybqaataan siyaasiyiin Somaliyeed oo degan Maraykanka ayaa doorkan waxa ka qaybqaadatay gudoomiyaha gudiga doorashada Xaliimo Yaray oo hadda ay kaalinteeda la wareegeen koox isku magacowdey madasha wadatashiga.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS