November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Doon ah saarnaayeen 7 shaqaale ah oo laga baadi goobayo xeebaha Butlaan

Waxa muddo todobaada maqan doon ay saarnaayeen shaqaale isugu jira Soomaali iyo ajaanib. Doontan ayaa Ka baxdey xeebaha gobolka Bari waxayna ku soo jeeday Dekedda Mukalla ee ay Ka taliyaan argagixisada Daacish.



Shaqaalaha doontan la raadinaayo ayaa Kala ahaa 4 Soomaali ah Laba Kiiniyaana iyo mid u dhashay Yaman. Waxa doontan leh ganacsada reer Butlaan.

Maaha markii ugu horeysay ee doono lagu waayo inta u dhaxaysa Soomaaliya iyo Yaman halkaas oo baddu la tagto. Dppnyaha la raaco ayaa kuwa aan ki socon Karin badda weyn.



Waxa doomaha inta badan dejiya maraakiibta ajaanibta reer Yurub ee xaalufiya baddeena mana sheegeen si aan laluunla looga qashqashaadom.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS