Doon ganacsi oo ku gubatey Boosaaso. Sida ay Risaala u xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska Magaalada Boosaaso Dooni ganacsi oo taaganeyd meel u dhow Dekedda Boosaaso ayaa waxaa qabsaday dab.
Doonta ayaa taagneyd meel dhanka Bari kaga beegan Badwaynta , waxaana dabku uu ka kacay Gudaha doonta.
Doonida ayaa waxa ay siday shidaal iyo Gadiid waxaana ay ka timid dalka Imaaraadka Carabta.
Doontaan ayaa muddo dhan Afar maalmood taagneyd halkaasi, waxaana ay sugeysay in ay kusoo xirato Dekedda Boosaaso.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS




Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay