X

Doon ganacsi oo ku gubatey Boosaaso yaase leh doontan: SAWIRO

Doon ganacsi oo ku gubatey Boosaaso. Sida ay Risaala u xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska Magaalada Boosaaso Dooni ganacsi oo taaganeyd meel u dhow  Dekedda Boosaaso ayaa waxaa qabsaday dab.



Doonta ayaa taagneyd meel dhanka Bari kaga beegan Badwaynta , waxaana dabku uu ka kacay Gudaha doonta.

Doonida ayaa waxa ay siday shidaal iyo Gadiid waxaana ay ka timid dalka Imaaraadka Carabta.

Doontaan ayaa muddo dhan Afar maalmood taagneyd halkaasi, waxaana ay sugeysay in ay kusoo xirato Dekedda Boosaaso.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.