Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Dooni sidey 300 oo qof oo naftood haligeyaal ah oo ku quustey meel aan ka fogeyn Liibiya

Dooni ay la socdeen ku dhawaad 350 naftood haligeyaal ah ayaa lagu soo waramayaa in Shalay ay ku quustay Biyaha Dalka Liibya, waana dhacdadii 3-aad ee laga soo wariyo Biyaha u dhexeeya Carabta iyo Yurub ama Talyaaniga iyo Liibiya.

Saraakiisha Ciidamada Ilaalada Xeebaha Dalka Talyaaniga ayaa dhowr Markab u diray halka musiibadaasi laga soo sheegay waxaana ay ku guuleysteen soo badbaadinta 130 Ruux, waxaana weli la weysan yahay 220 kale oo doonidaasi la socday.

Saraakiishan ayaa sidoo kale qeexay in ay socdaan howlgallo lagu baadi goobayo muhaajiriinta weli lagu la’yahay Biyaha Dalka Liibya, iyadoona xusid mudan in aan xogo badan laga heyn shilkii ugu dambeeyay ee ka dhacy Biyaha Liibya

Laakiin Muhaajiriin lagu qiyaasay 1,900 ayaa laga soo badbaadiyay 16 doon kuwaasi oo doonayay in mar un ay cagta dhigaan Xeebaha Dalka Talyaaniga, si halkaasi ay uga sii gudbaan Dalalka kale ee Yurub.

Markab laga leeyahay Dalka Talyaaniga ayaa Sawiro kala duwan oo argagax leh ka soo qaaday Dooni rogmeysa, muhaajiriintii saarnaa ku daatay Badda, waxaana shilkaasi ku dhintay 5 Ruux, halka 100 kalena la waayay halka ay cirib iyo jaan dhigeen.

Sikastaba, Saraakiisha Ciidamada Badda ee Ururka Midowga Yurub ayaa khamiistii la soo dhaafay shaaca ka qaaday in 30 Ruux oo muhaajiriin ah la aaminsan yahay in ay dhinteen kadib markii doonidii ay ka socdeen ku degtay biyaha Dalka Liibya.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...