X

Doorashada dawlada Somali galbeed oo markale dib loo dhigey

Guddiga doorashada ee dalkaasi Itoobiya ayaa markale dib u dhigey doorashada ka dhici lahayd dawlada Somali galbeed, Herer iyo deegaanada Koofurta Itoobiya. Guddiga ayaa ku tilmaamay dib u dhacan ku tilmaamay arimo murgan oo welli la xalin.


Doorashadii guud ee dalka Itoobiya ayaa waxa ku guulaystay raiisal wasaaraha hadda xukunka haya Cabi Axmed oo helay aqlabiyad balaaran maadaama Somalida iyo Axmaaraduba ugu riday.


ā€¯Doorashadu waxay dhacaysaa bisha soo socota 30-keed ayaa lagu yiri qoraal kla soo baxay guddiga doorashada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.