X

Doorashada ma mid beesha dhexe u gaaraa: Maxamed Maydhane

Gudoomiyihii hore ee degmada Boorama Maxamed Maydhane ayaa markan jeclaaday in daaqada siyaasada ka soo galo shaatiga cadaalada ee reer ku fashilmeen inay cadkooda ka goostaan beesha dhexe.


Maxamed Maydhane ayaa leh doorashada soo socota ma beesha dhexee qabsanaysa oo kaliya.

Waxa dhowr siyaasiyiin oo ka cowday saami qaybsiga wayse aamuseen markii Muuse Biixi jeebka loo buuxiyay ama la yiri kursigaad waayaysaa.


Waxa gobolka Awdal ka socda kacdoono hoose oo dhalinyaradu wadaan oo durba weerar qabyaaladeysan iyo kala jebin lagu soo qaaday.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.