X

Doorashadii dalka halkee lagu ogyahay

Guddiga doorashada ayaa sheegay inay rideen gudoomiyihii guddigaas Ciro misana aan dooran gudoomiye cusub. Dhawaan ayay ahayd markii gunti giijiye Maxamed Xuseen Rooble uu eryay guddigii khilaafaadka kuwa kalana magacaabay.


Talaabadan ay qaadeen guddiga doorashada oo looga fadhiyay inay doorashada dedejiyaan ayaa ku soo beegmaysa xilli gunti giijiye Maxamed Xuseen Rooble loo soo jeediyay eedayn ah inuu boobay hantidii qaranka. ”Waxyaabahan dambe ee dhacaya ayaa la xiriira eedayntaas ayuu qabaa Cali Calasow.


”Waxaan oo dhan ayaa imaanaya xilli la doortey keliya labaananeeyo xildhibaano ayadoo horjoogeyaasha neceb madaxweynaha sida Siciid Deni iyo Axmed Madoobaha Kiiniya ku hayso Kismaayo, ayna welli soo xulin xildhibaanada golaha shacabka.



”Waxay u muuqataa waxyaabihii ka soo baxay shirkii Jabuuti inay salka ku hayso waxyaabaha hadda dhacaya ee uu lugta kula jiroo Maxamed Xuseen Rooble ayuu yiri Cali Calasow. Mar dhawayd oo afhayeenkiisu hadlay ayuu dalbaday inay ciidanku dhex dhexaad noqdaan. Waxaad hadda la is weydiinayaa doorashadii dalka halkee ayuu geeyay.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.