Tunis 22 Dec 2014–Doorashadii dalkaasi Tuunisiya oo lagu kala baxay iyo oday rug cadaaya oo la soo shaqeeyay nidaamyo lagu yaqaanay deganaansho ayaa ku guulaystay isagoo garaacay nin mucaarad ahaa hadana ku fadhiya kursiga oo lagu magacaabo Marsuuqi.
Tunisiya ayaa ahayd halka uu ka bilowday kacdoonka carabta kaasoo hadda isku bedelay mid argagixisadu si fiican uga faaiideysato oo ay burburiso wadamo badan sida Ciraaq iyo Siiriya.
Doorashadan madaxweynaha cusub ee Tunisiya ayaa tilmaamaysa in dadku khaati ka taagan yihiin kooxaha diimaha ku dhuunta ee soo xerogashada nidaam darada iyo burburka.
Tunisiya ayaa leh ciidan dhisan waana ta u suurtagalisay inay ka badbaadaan kooxaha argagixisada inay ka faaiideystaan kacdoonka xoriyad doonka ah.
Rashiid Celaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay