War deg dega: Ciidankale oo Hargeysa laga keenay oo ku sii jeeda Quljeed iyo aaga woqooyiga Awdal
Boorama 22 Dec 2014–War naga soo gaadhay xarunta gobolka Awdal ee Boorama ayaa sheegaya inay indhahooda ku arkeen ciidamo wata baroon iyo hub saaran gawaadhida toyotaha oo ku sii jeeda aaga Quljeed iyo woqooyiga Awdal.
Ciidankan Xirsi Tooriile iyo Cadami ku soo rarayo Awdal ayaa dhbarjabin ku ah hadalo salaadiintu u sheegeen in Xirsi Tooriile dib ula noqdo ciidankiisa. Salaadiinta ayaa hadda taagan meel cidla ah kadib markii ay kala hadleen.
Wararka aan helayno ayaa muujinaya in cabsi ay la soo daristey maamulka Xirsi Tooriile oo isagu hadda la wareegay talada maamulka Hargeysa maadaama Siilaanyo xaalad caafimaad awgeed aanu talo bixin Karin.
Siilaanyo ayaa isagu awoodi waayay inuu sharaxo wixii dhexmaray isaga iyo Xasan Culusow kadibna codsaday in Xirsi Tooriile bixiyo faahfaahin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
August, 11, 2022
Ayadoo maanta banaanbaxyo ka dhaceen magaalooyinka beesha dhexe ...
August, 11, 2022
Horjoogaha maamulka Somalilaan ayaa si toos u toogtey ...
August, 9, 2022
Aabaha musuqa afhayeenka golaha shacabka Aadan Madoobe ayaa ...
August, 9, 2022
Hay'ad sheegan jirtey inay u doodo xuquuqda dadka ...
August, 7, 2022
Ciidamada Maraykanka ayaa lagu eedeeyay inay si xawliya ...
July, 14, 2022
Sidii Maraykanka iyo kooxda uu hogaamiyo ay weerar ...
July, 12, 2022
Kadib markii madaafiic lala eegtay suuq shacabku ku ...
July, 12, 2022
Jarmalka ayaa ka mid noqday kuwa dabada haysta ...
July, 10, 2022
Wasaarada arimaha dibedda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay ...
July, 10, 2022
Ruug cadaa Welli Xuseen ayaa qarxiyay haween masaakiina ...
July, 9, 2022
Warbaahinta Yuhuuda ayaa markale ku celiyay in Xasan ...
July, 8, 2022
Raiisal wasaaha Itoobiya ayaa shaaca Ka qaaday weerarka ...