Dr C/raxmaan Bayle muxuu ka yiri lacag dalka loogu deeqay
Bangiga Aduunka ayaa Somaliya siiyay lacag gaareysa 55 milyan oo doolar oo Caawimaada, lacagtan ayaana loogu talagalay kabka Miisaaniyadda dib ugu eegis lagu sameeyay iyadoo lagu guda jiro xili adag.
Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in Lacagtaan Deeqda ah Soomaaliya ku mutaysanay Maamul wanaagga Maaliyadda iyo Hufnaanta dhaqaale ee ku talaabsatay Sadexdii Sanadood ee la soo dhaafay.
”Waxaa muhiim ah in aan ku dadaalno sidii aan dakhliga dalkeena u sii kordhin laheyn anagoo kaashaneyna Shacabka iyo Ganacsatadeena, ilaa iyo inta aan isku filnaasho ka gaaridoono.” ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya.
Lacagtan ayaa qaybta ugu badan aadaysa ka hortaga cudurka Kooro oo gobolada dalku qayb weyn ka helayaan. Lacagta gobolada ayaa la filayaa in ay ku dhacayso jeebka horjoogeyaasha.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...