X

Dr C/raxmaan Bayle oo kabaha la dulmaray warbixintii hanti dhowrka

Wasiirka maaliyada dawlada Somaliya Dr C/raxmaan Bayle ayaa si faahfaahsan uga Hadley warbixin uu si qaldan u qorey hanti dhowraha oo sheegaysay in dawladu lacago ka reebtay. Wasiirkan oo aan hawshiisa loogu iman Karin kartina u leh shaqada noocana ayaa u muuqda inuu u caqli celinayo masuulka ay hawshu ka qaldantey.




C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.