X

Dr C/raxmaan Bayle oo qaabiley wiil naafa ah oo qalinjabiyay: SAWIRO

Dr C/raxmaan Bayle ayaa qaabiley wiil naafa ah oo qalinjabiyay. Wiilkan oo lagu magacaabo Ismaaciil Axmed Maxamuud ayaa ka mid ahaa ardey ka qalanjabiyay jaamacada Simad.



“Waxaan ku faraxsanahay in aan maanta Xafiiskeyga ku qaabilay Ismaaciil Axmed oo ah arday ka qalin jabiyay Kuliyadda Banking & Finance ee Jaamacadda SIMAD.. Guusha Ismael iyo ardayda kale ee Soomaaliyeed waxay tilmaam u tahay mustaqbalka fiican ee naga horeeya. Guul, Horumar iyo farxad” ayuu Wasiir Beyle qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.