X

Dr C/raxmaan Beyle muxuu kala hadley safiirka Shiinaha: SAWIRO

Dr C/raxmaan Beyle muxuu kala hadley safiirka Shiinaha oo uu kula kulmey magaalada Muqdisho. Shiinaha ayaa Somaliya la leh xiriir ayna ku jirin farogelin oo aad u qotodheer iyadoo ilaa hadda waxqabadkii uu sameeyay ay dadku ka manaafacaadsadaan.


“Waxaan ku faraxsanahay in aan kulan wax ku ool ah oo ku saabsan dib-u-habeynta Maaliyadeedka iyo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya aan la yeeshay Safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho safiir Qin Jian.”ayuu yiri Wasiir Dr C/raxmaan Bayle

Dhawaan ayay ahayd markii dawlada Somaliya ay heshiis la gashay shirkad Shiine ah inay si sharci ah uga kalumeysato badeena oo reer Yurub iyo Eeshiyanku ka dhergeen kheyraadkeena.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.