X

Gudoonka barlamaanka oo go,aano ka soo saaray xilliga la qabanayo mooshinka Xasan Sheekh wado

Muqdisho 29 Nov 2014–Gudoonka barlamaanka ayaa go,aan ka soo saaray xilliga la qabanayo mooshinka uu wado Xasan Sheekh ee xilka looga qaadayo r/w Cabdiwelli. Gudoonka ayaa ka soo saaray warmurtiyeed ku saabsan arintaasi iyagoo hadda sheegaya in mooshinka la qabto bisha soo socota.

Warmurtiyeedka ayaa lagu sheegay in mooshinka la qaban doono bisha soo socota labadeeda oo doodiisa la gali doono halka isla lixda bisha la qaadi doono codka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.