X

Is diiwaangelinta musharixiinta madaxweynaha oo maanta ku eg

Waxa maanta ku eg isdiiwaangelinta musharixiinta madaxweynaha Somaliya iyadoo aan la fileyn in musharixiin kale at ku hungoobaan 30-kun ee doolar ee xaaraanta ah.



Illaa hadda waxaa is diiwaangeliyey 16 musharrax oo u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, waxaana musharraxiintaasi ku jira xubno horey xilal usoo qabtay.



Shalay waxaa is diiwaangeliyey madaxweyne Xasan Sheekh. Tartankan u dhexeeya beelaha Hawiye iyo Daarood Ayaan la fileyn cida ku guulaysan karta, iyadoo kan lacagta badan uu guulaysan doono.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.