X

Laascaanood ma Kiiniyaati ayaa ka taliya sidee Somali looga tarxiilaa

Ninka lagu sheegay taliyaha Laascaanood waxa boqolkiiba boqol ka Somalisan ninka uu magaalada ka tarxiilayo ee faraqa u dhexeeya ayaa ah iyaguna waa shacab isna qori ayuu wataa ayuu yiri Xuseen Warsame.


Laascaanood Kiiniya ayaa ka talisa waayo ninkan taliyaha sheeganaya Somali maaha waa Kiiniyati wuxuuna yiri anigu Somali ma ihi marka Laascaanood waxa ka taliya Kiiniyaati ayuu raaciya Xuseen Warsame.


”Maranba Somali nasaba ka ma suurtowdo inuu qofkale oo Somali ah ka tarxiilo dalka siiba haween iyo caruur maanta xaaladooda aan la garanayn sida ay ku sugnaan doonto.


”Waan karnaa inaan aargoosano laakiin waxaan u dhaafi doonaa waqtiga ninkaasna waa noo calaamadeysan yahay ayuu yiri Mukhtaar Caliyow oo Baydhabo jooga.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.