X

Duqa degmada Beledweyne oo ka hadashay qasaaraha doontii degtay

Duqa degmada Beledweyne oo ka badbaaaday fatahaada webiga shabeelle ayaa faahfaahin Ka bixisay sida wax u dhaceen iyo weliba tirada dhimashada oo ay sheegtay.


Safiya Xasan Sheekh Cali ayaa sheegtay in dhinaahadu gaartey 10 qof isugu jira dad shacaba iyo masuiliyiin kadib mar isku dayeen inay gaaraan tuulada Ceeljaalle.


Fatahaada webiga ayaa gaaraysa heerkii ugu sareeyay in mudooyina, ayadoo dawladaha soo gaartey diyaarado cuntooyin wada iyo agabyo kale. Waxa jira dad welli la raadinaayo ayay tiri.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.