X

Duqa degmada Boorama Saleebaan oo fasirey cashuur uu kordhiyay

Waxa baryahan qaylodhaan xooga ka soo yeertay dadka masaakiinta ee ku ganacsada gegida xoolaha iyo hilibleyaasha degmada, Dadkan ayaa sheegay in cashu xad dhaafa dhabarka looga jebiyay ayado cashuurtaasi ka badan tahay tan beesha dhexe bixiyaan.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.