X

Shil kale oo ka dhacay duleedka Berbera iyo dhimasho jirta

Waxa saaka markale uu shil ka dhacay duleedka Berbera halkaas oo uu Jiro khasaare soo gaaray dadkii saarnaa gaariga shilka galay. Sida wararku sheegayaan shilkan ayaa yimi marki bas qalibmey.


Baska qalibmey ayaa waxa saarnaa sideed qof oo la xaqiijay dhimashada dirawalka gaariga. Shilalka gawaadhida maamulkan Somaliland ayaa waxa sababa dirawalada oo qayro masuula.


Baskan ayaa qalibmey taas oo muujinaysa inuu dirawalku si xun u wadey halkii ay ahayd inuu rakaabka nabad ku geeyo. Sideeda qof ayaa waxay ahaayeen 7 ragga iyo qof dumara.

Shalay ayay ahatyd markii ilaa 11 ku dhimatey shil baabuur oo u badnaa Oromo tahriibeyaala.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.