Berbera–Dhacdadii foosha xumeyd ee hooyooyin loo diidey in ay cagaha soo dhigtaan dalkooda ayaa waxa cambaareeyay duqeyda reer Berbera oo diidey in magacooda lagu sameeyo anshax xumo diinta ka fog iskaba dhaaf Somalinimo eh. Kooxda Siilaanyo ayaa markay ka waayeen lacag Somalida soo noqonaysa bilaabay in haweenka iyo caruurta gumeystaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay