X

Duulimaadyo toosa oo ka bilowdey Muqdisho iyo Buuhoodle: SAWIRO

Waxa markii ugu horeysay laga bilaabey duulimaadyo toosa magaalooyinka Muqdisho iyo Buuhoodle. Waxa aad u soo dhaweeyay dadka deegaanka oo awal ay dhib ku ahayd tegitaanka caasimadda iyo safaarada wadamada jaarka ah. Waxa isticmaali doona dhamaan dadka degan gobolka Togdheer.


Diyaaradan ayaa sidey dad reer Buuhoodle oo ku sugan Muqdisho waxayna sii qaaday dadkale oo baahi u qabay Muqdisho iyo dhulka kale.


“Waxa aad loo amaanay dadka ka shaqeeyay in safaradan tooska ah laga bilaabo Buuhoodle iyo Muqdisho iyo Muqdisho, Buuhoodle.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.