X

Ehelka caalim geeriyooday oo dalbaday in Muuse Biixi xabsiga u taxaabo

Ehelka caalim Sh Cali Warsame oo ku geeriyooday dalkaasi Urdun ayaa si degdega u dalbaday in horjooge Muuse Biixi xabsiga u taxaabo wasiir inadeerkiiya oo aflagaado u gaystey caalimka. C/llaahi Abokor ayaa ku tilmamay sh Cali Warsame AUN argagixiso.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.