X

Horgale Xasan Sheekh oo Maraykanka u fasaxay inuu laayo shacabka Somalida

ASKAR MARAYKANA

Maraykanka oo ka dambeeyay soo noqoshada horgale Xasan Sheekh ayaa isla markiiba ku dhawaaqay inuu dib u soo celinayo askar ka joogi jirtey Koofurta dalka. Askartan ayaa lagu sheegay inay gaarayaan ilaa 550 ayaa ka hawgali doona gobolada Shabeelooyinka.


”Ogolaanshaha aan ka hayssano maamulka Somaliya ee uu hogaamiyo horgale Xasan Sheekh waxa ku jirta inaan si madax banaan u weeraro u qaadi karno ayaa lagu yiri qoraal lagu sharaxay hawlgalka.


Waxa cad in horgale Xasan Sheekh oo qabyaalad mooyee ilaa hadda waxba soo kordhin inuu haddana raacsaday banayn dhiiga Somalida ee Maraykanku ku barbaranayo ayuu yiri Cali Culusow.



”Waa nasiib daro in gaalka weyn ee qasaya dalkeena uu inagu soo noqdo ayuu raaciyay Cali Calasow. Maraykanka qaybta ugu weyn ayuu ka yahay qaska dalka. Wuxuu dihinaxa woqooyiga keenay Taywaan.

C/llaahi Warhaye

ARAABIBEWS

admin:

This website uses cookies.