Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Erduqaan oo eryaya safiiro munaafiqiina oo Maraykanku ku jiro

Madaxweynaha Turkiga ayaa amray wasiirkiisa arimaha gudaha inuu si degdega xasaanada ugala noqdo 10 danjireyaal oo si toosa u farogeliyay cadaalada dalkaas. Waxay toos u farogeliyeen cadaalada dalkaas ayagoo raadinay xukun ka duwan kuwa hadda jira.



”Uma malaynaayo inaan si raaxo leh hoy ugu hayn karno dalka danjireyaal sidaa u kibirsan oo soo farogeliyay cadaalada dalkayaga, halkey ka yimaadeen maxayse is moodeen ayuu yiri Erduqaan.

Danjireyaashan oo 10 ah ayna ku jiraan kan Maraykanka, iyo kuwa kale oo daba socda ayaa ugu baaqay Turkiga in la sii daayo ganacsade dhowr jeer waxba lagu waayay laakiin haddana dacwad kale ku furmeen.



Lama garan karo in la eryi doono iyo in si dadban loogu qasbi doono inay ka baxaan dalka. ”Waxay u muuqataa inayna wax kaalin ah ku yeelan doonin siyaasada iyo wax ku kordhinta xiriirka Turkiga iyo dalalkooda taas oo keenaysa hadaan Turkiguba eryin in dalalkodu bedelaan.

Talaabada Turkiga ayaa ka dhigan in sheekada beesha caalamka ay soo xirmayso.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...