Erduqaan oo raba dastuur cusub oo Turkigu yeesho muxuu niyada ku hayaa
Madaxweynaha Turkiga oo la hadlay saxaafada dalkaasi ayaa sheegay in dalkiisu u baahan yahay dastuur cusub ayna isla garteen xisbiga hadda dan wadaagta yihiin ee wadaniyiinta. Waxaad is weydiin kartaa waxa Erduqaan xilligan oo uu fadhiyay dalka 18 sano uu rabo inuu bedelo.
”Waxa dastuurka cusub ee aan lsla qaadanay wax ka bedelayaa dhaqaalaha iyo cadaalada oo labaduba hada ku dhisan RIBO waa dhaqaalahee iyo cadaalado oo aan ku salaysney shareecada ayuu yiri Xuseen Warsame.
”Waxaan dhawaan shaacin doonaa nooca dastuur ee aan rabno iyo meelaha ay ku jiraan dhaqaalaha iyo cadaalada oo aan dib u habayn ku samayn doono ayuu yiri Erduqaan oo lagu xasuusto mudada uu xilka hayay inuu Turkiga ka dhigey quwad ku taala gobolka.
Inkastoo lagu canaantey dagaalada aan dhamaanayn ee uu ka wado Suuriya iyo Liibiya.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...