Ergayga gaarka ee qaramada midoobey oo Kismaayo kulan ku leh
Wararka Ka imaanaya ayaa sheegaya in ergayga gaarka ah ee qaramada midoobey u fadhiya Somaliya uu Kismaayo kulan Kula leeyahay odayada dhaqanka uu Axmed Madoobe dibedda u tuurey.
=”text-align: justify;”>Kulamadan ayaa Ka nsocda Garoonka Kismaayo ayadoo dhinaca kale uu la kulmi doono musharixiinta Axmed Madoobe diidey inay Kismaayo yimaadaan kana qayb qaataan.
=”text-align: justify;”>Kiiniya ayaa doorashadan ku bixisay boqolaal kun si Axmed Madoobe dib ugu soo noqdo. Dhinaca kale wefdi Itoobiyaana ayaa iyaguna la kulmey Axmed Madoobe hor dhigeyna shuruudo waxana muuqata inuu diidey intaba. M
p style=”text-align: justify;”>Doorashadan ayaa noqon doonin mid xalaala mar haddii.odayadi soo xuley maqan yihiin ta kalena musharixiinta badankood ayna tegi Karin Kismaayo.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
December, 14, 2019
Kulamo ka kala dhacay Afbarwaaqo iyo Toowfiiq oo ...
December, 14, 2019
Marka laga soo gudbo askarta Kiiniya ee kumanaanka ...
December, 14, 2019
Madaxweynaha Somaliya ayaa daah furey manhaj waxbarasho oo ...
December, 13, 2019
Xulka ku ciyaara magaca Somaliya oo inta badana ...
December, 13, 2019
Waxa dagaal culus ku dhexmaray gobolka Gedo gaar ...
December, 4, 2019
Sirdoonka qaranka ee afka qalaad loogu soo gaabiyo ...
December, 3, 2019
Xaaska taliyaha la nool cudurka keena Aydhiska oo ...
December, 2, 2019
Afhayeen u hadley madaxtooyada Turkiga ayaa sheegay in ...
December, 2, 2019
Waxa sii kordhey tirada guud ee ku dhintey ...
December, 1, 2019
Siyaasiga Cali Gurey ayaa sheegay in maamulka Somalilaan ...
December, 1, 2019
Dhawaan ayay ahayd markii dhamme Bashiir Cismaan Cawad ...
November, 30, 2019
Wadanka aadka u xooga weyn ee Kuuriyada Woqooyi ...