X

Ergayga gaarka ee qaramada midoobey oo Kismaayo kulan ku leh

Wararka Ka imaanaya  ayaa sheegaya in ergayga gaarka ah ee qaramada midoobey u fadhiya Somaliya uu Kismaayo kulan Kula leeyahay odayada dhaqanka uu Axmed Madoobe dibedda u tuurey.


=”text-align: justify;”>Kulamadan ayaa Ka nsocda Garoonka Kismaayo ayadoo dhinaca kale uu  la kulmi doono musharixiinta Axmed Madoobe diidey inay Kismaayo yimaadaan kana qayb qaataan.


=”text-align: justify;”>Kiiniya ayaa doorashadan ku bixisay boqolaal kun si Axmed Madoobe dib ugu soo noqdo. Dhinaca kale wefdi Itoobiyaana ayaa iyaguna la kulmey Axmed Madoobe hor dhigeyna shuruudo waxana muuqata inuu diidey intaba. M


p style=”text-align: justify;”>Doorashadan ayaa noqon doonin mid xalaala mar haddii.odayadi soo xuley maqan yihiin ta kalena musharixiinta badankood ayna tegi Karin Kismaayo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.