Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Eritariya maxay ka qortey socdaalkii wasiirkeeda ee Hargeysa

Waxa shalay dhamaadey socdaal aan hore loo shaacin oo wasiitka arimaha dibedda Eritariya uu ku tagey Hargeysa, halkaas oo uu jogey muddo laba maalmiid uyo badha. Wasiirka ayaa sheegay inuu u yimi inuu arko sida xaal wax yahay maamulka Somaliland.



Hadaba dad badan ayaa wax iska weydiiyay waxa keenay socdaalkan aan hore loo shaacin oo markiiba farta lagu fiiqay in Imaaraadku wato, asagoo ku xumaynaya Jabuuti kadib markii madaxweynaha Jabuuti booqdey Muqdisho. Imaaraadka ayaa Eritariya  u adeeganaya danahiisa ka rabanna inay ictiraafaan.



Warbaahinta aan xorta ahayn ee dalkaasi ayaa qortey in socdaalku qayb ka yahay isbedelka uu bilaabay Cabi Axmed ee lagu raadinayo naba,waarta iyo iskaashi ka dhaca geeska. Waxyna yiraaheen in kulan kale oo wasiirku la yeeshay Muuse Biixi lagu falanqaayey wax laysku ogaa kulankii u horeeyay. Ma sheegin waxa ay isla ogaayeen ama ka wada hadleen kulankaa hore ee dhacay markii wasiirku yimi.



Eritariya oo ka soo baxdey go’doon ayaa raadinaysa inay siyaasad ku yeelato geeska una adeegto danaha Imaaraadka inkastoo ay yartahay waxa ay soo kordhin marto iyada lafteedu.

Dhinaca kale saxaafada Itoobiya ayaa iyaguna kulanka ku sheegay mid Cabi Axmed watey oo weftiga Eritariya ku amaaneen kaalinta uu ka qaatey xalinta muranka labadooda dal.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...