21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Faadumo Siciid oo ka yaabtey Muuse Biixi oo kursigiisa durba shiki geliyay

Faadumo Siciid ayaa ka yaabtey Muuse Biixi oo kursigiisa durba shiki geliyay. Faadumo Siciid ayaa sheegtay in ixtiraafkii daaqada ka baxay. Waxay kale oo sheegtay inuu ku fashilmey inuu xal ka keeno doorashada goleuyaasha.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=W_7I8O_rzD4[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS