Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Deg deg: Erduqaan oo afka furtey qarxiyayna sida loo xasuuqey Jamaal: keena meydka

Madaxweynaha Turkiga Rajab Erduqaan ayaa daboolka ka qaadey sidii gacanku dhiigle Maxamed Salmaan u xasuuqey suxufi Jamaal Khasooqi. Erduqaan ayaa is waydiiyay waxa keenay in raga diley lagu diyaariyo Turkiga.



Maxaa keenay in Sucuudigu diido in qunsuliyada la baaro kaliyana ogolaado maalmo badan kadib. Wuxuu dalbadey jawaabo. Wuxuu yiri ugu yaraan xasuuqa wuxuu ka dhacay carada Turkiga.

”Way soo diyaariyeen waxayna ku fuliyeen caradayada. Erduqaan ayaa sheegay in ragga yimi ay ahaayeen 15 nin oo si gooni gooniya u yimi dalka fuliyayna xaauuqa.

Wuxuu sheegay in gebi ahaanba la tirtiray muuqaalada kaamarada ee qunsuliyada dhexdeeda. Wuxuu ugu baaqay wahaabiyada Sucuudiga in raggii dilka fuliyay ay keenaan si maxkamad loogu saaro dalka.



 Shalay ayay ahayd markii nin u eg Jamaal KHasooqi ay dibeda u saareen sirdoonka Turkiga. Wuxuu dalbadey in meydka Jamaal deg deg loo keeno.

Xasuuqa Wahaabiyadu ka fulisay Turkiga ayaa ahaa kii ugu foolxumaa, ayagoo la ogyahay inay aduunka Muslimka ah ku faafiyaan diin qaldan.

Gacanku dhiigle Salmaan oo markii hore dafirey sheegayna inuu qunsuliyada ka baxay ayaa la soo faqay beentiisa.



Madaxweynaha Turkiga ayaa dalbadey in 18-ka qof ee xasuuqa fuliyay maxkamad lagu saaro Turkiga gacantana loo soo geliyo.

Si waxuushnimo ah ayaa loo xasuuqey Jamaal waxaan rabnaa in meydkiisa la keeno ayuu yiri madaxweyne Erduqaan.

Rashid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...