Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Faahfaahin dagaal Tukaraq ku dhexmaray Khaatumo iyo maamulka Somaliland

Faahfaahin dagaal Tukaraq ku dhexmaray Khaatumo iyo maamulka Somaliland. Ciidan aan badneyd oo uu dabada ka riixayo madaxweyne ku xigeenka Puntland  Camey ayaa weerarka hogaaminayay.



Weerarka oo saacad socdey ayaa ciidanka Khaatumo kaga soo qaadeen dhinaca banaanka ee aaga Tukaraq. Waxa goobta ka dhacay jug jug meeshaada jooga.

Taliyaha ciidanka Khaatumo ee Puntland sargaalka lagu magacaabo Korneyl Faysal Falaalug ayaa weerarka saaka dhacay isagu hogaaminayay.



Ciidanka Khaatumo ayaa xirey dhamaan aaga ku wareegsan Tukaraq waxana ciidanka Somaliland ee jeegaanta u furan hal wado kaliya oo weliba dhexda ka go’an.

Weerarka saaka ayayna ciidanka Puntland iyagu ka qaybqaadan.



Waxana muuqata in beesha Dhulbahante is abaabulayso weeraraduna ay sii kululaan doonaan. Wararka ayaa sheegaya in Itoobiya u yeertay labada maamulba si loo soo afjaro xaalada.

Xaalada goobta ayaa degan waxana Jira is eegasho.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...