X

Faahfaahin dheeraada oo ka soo baxaysa qarax argagixisadu ka fulisay Muqdisho

Wararka aanu ka helayno wadada warshadaha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi ay argagixisadu ka fulisay qarax ah nooca ay dadka ugu aasaan hareeraha wadada ay marayaan.


”Dhimashada waa laba dhalinyaro ah halka qofkalana uu yahay dhaawac. Ciidamada amniga oo goobta gaaray ayaa bilaabey baaritaan waxase cad in miinadan ay aaseen xilli habeena.

Waxa argagixisada iyo taageereyaashooda jooga Muqdisho ee iyagu dawlad-diidka ah ayaa kordhiyay falalka diinta ka fog ee ku dhibaataynayaan Muslimka magaalada.


Waxaa qaskaa ugu dambeeyay kuwo sheeganayaayay bajaajleyda oo gubey hanti shacab leeyahay. Ciidanka amniga ayaa meydka qaraxaasi ka qaaday wadada warshadaha si loo xaqiijiyo cida ay yihiin.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.