Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Faahfaahin isqarxin argagixisadu ka fulisay Hoteel Naasa Hablood oo ku yaal Muqdisho: SAWIRO

Faahfaahin isqarxin argagixisadu ka fulisay Hoteel Naasa Hablood oo ku yaal Muqdisho. Magaalada Muqdisho ayaa galabta waxaa ka dhacay Qaraxyo, kuwaa soo ka kala dhacay Degmada Xamarweyne iyo daljirka Dahsoon.

Qaraxa koowaad ayaa loo adeegsaday gaari laga buuxiyay Waxyaabaha Qarxa, waxaana uu  ka dhacay Hoteel Naasahablood 2 oo ku yaalla degmada Xamar-weyne ee Magaalada Muqdisho.



Waxaa ku dhintay Qaraxaasi ku dhawaad 10 qof, waxaana sidoo kale jira dhaawacyo. Qaraxa labaad ayaa waxaa uu ahaa Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa oo lasoo dhigay Agagaarka daljirka Dahsoon ee Magaalada Muqdisho.

Ciidamada Ammaanka ayaa la sheegay in ay ka war hayeen Qaraxaasi,islamarkaana ay dadka Shacabka kaga digeen in ay halkaasi ka agdhawaadaan.



Saraakiisha Amniga iyo dadka degaanka ayaa xaqiijiyay in Qaraxaasi oo asna loo adeegsaday Gaari uusan geysan Khasaare.



Argagixisada ayaa dhoola cadaynaysay markii ay dileen in ku dhow 400 oo qof bishaan 14 keedii.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...