16/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Faahfaahin weerarkii argagixisada hoteel SYL iyo wasiiro reer Woqooyi oo dhaawaca: Sawiro

Faahfaahin dheeraada ayaa ka soo baxaya weerar dhiigmiiratada shabaab Ku qaadeen huteel SYL, halkaas oo hadda la sheegayo in wasiiro reer Woqooyi u badan lagu dhaawacay.

Wasiirada la dhaawacay waxa Ku jira wasiirka dekedaha Nuur Faarax, wasiiu dawlaha gaashaandhiga Maxamed Xagaa, xildhibaan Boos Axmed Iyo kuwo kale.

Argagixisada ayaa weerarka Ku beegtay xilli salaadii duhur laga soo baxay.

Weerarada noocana ayaa waxa Wada shaqeeya shaqaalaha huteelka Iyo argagixisada.

syl4 syl3 syl2 syl5 syl7 syl8 syl6 (2) syl6 syl8 (2)

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS