Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Faahfaahin ka soo baxaysa xoreynta Janaale

Ciidanka xooga dalka ee Danab ayaa saaka argagixisada ka xoreeyay degmada Janaale ee gobolka Shabeelaha hoose. Dadka shacabka ee ku nool magaalada ayaa neef qabow ka soo baxdey kadib markii ay muddo 9 sanno ku hoos nooleeyeen dhiigmiiratada, ayna bixin jireen lacago baada.



Argagixisada ayaa welli jooga deegaano hoostaga Shabeelaha hoose oo ay ku ciqaabaan dadka baadna ka gurtaan. Ciidanka Danab ayaa markey ku baxeen argagixisada ay Isla markiiba ooda jabiyeen maadaama ay adeegsanayaan caruur aan caqligoodu ku filneyn.

Argagixisada ayaa isku dayday inay ku weeraraan gaari ay ka soo buuxiyeen walxaha qarxa, waxase lagu qarxiyay banaanka magaalada.



Dad aan badneyn ayaa Ka qaxay magaalada maadaama argagixisada markiiba ooda jebiyeen ayuu yiri taliyaha hogaaminaayay ciidanka.



Si kastaba ha ahaatee guusha ciidanka ayaa aad loo soo dhaweeyay waxayna keenaysaa in muddo kooban lagu xoreeyo deegaanada maqan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...