Faahfaahin qarax ka dhacay guri ku yaala Muqdisho
Faahfaahin qarax ka dhacay guri ku yaala Muqdisho. Qaraxan oo laga maqlay qaar ka tirsan xaafadaha degmada Kaaraan ayaa ahaa mid loo adeegsaday Gaari.
Qaraxan ayaa ciidanka amnigu rumeysan yahay in lagu diyaariyay isla guriga uu ka dhex dhacay. Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka oo wata gaadiidka dagaalka ayaa soo gaaray guriga uu ka dhax dhacay qaraxa, waxaana ay halkaasi kala baxeen nin ku sugnaa guriga, oo looga shakisan yahay in qorshahan uu watay.
ilaa hadda si dhab ah looma khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay qaraxan, oo dadka degaanka xalay ku abuuray cabsi iyo dareen feejignaan ah.
25-kii October 2017 inta u dhaxeysa xaafada Buurta Diikow iyo Masjidka Irshaad ee degmada Kaaraan xilli habeen ah waxaa ka dhacay Qarax guri lagu diyaarinayay, Hal qof ayaa ku dhintay qof kalena wuu ku dhaawacmay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...