Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Faahfaahin xasuuq foolxun oo argagixisadu ku dishey lamaane caruur leh

Faahfaahin xasuuq foolxun oo argagixisada shabaab la baxdey ku dishey lamaane caruur leh deegaanka Awdiinle ee gobolka Bay. Dadka deegaanka ayaa argagax ka qaaday falkan argagixisadu ku xasuuqdey lamaanaha.




Gudoomiyaha degmada Awdiinle oo warkan xaqiijay ayaa sheegay in argagixisadu u dheceen guriga lamaanaha xilli ay aftur ku jireen isla goobta ku dileen.

Caruurtii aabahood iyo hooyo lagu hor diley ayaa ka qaaday naxdintii ugu weynayd aduunka, waxana loo geeyay dad qaraabada ah.




“Iyaga oo xaafadooda jooga oo afuray ayaa gurigooda loo galay, laba qof oo is qabtay ayay ahaayeen, caruur ayay isku dhaleen, argagixisadii dilka fulisay goobta way ka baxsadeen, balse ciidamo ayaa ku baxay waxaan rajeyneynaa in gacanta lagu soo dhigo gacan lagu dhigo dhiigmiiratada.” Ayuu yiri Gudoomiyaha Awdiinle.




Argagixisada ayaa lagu yaqaan inay fuliyaan falal diinta ka baxsan umana kala soocna birimageyda diintu xaraameysay iyo dadka kale.

Waxa uu sheegay gudoomiyuhu in aabahan iyo hooyadan ay ahaayeen dad ganacsato ah oo caruurtooda u shaqaysta.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...