08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Fadeexad: Aqoonyahan Borama kaga biirey xisbiga Wadani oo sheegay in uu xadhig ku mutaystey

Aqoonyahan ku biirey xisbiga Wadani oo lagu xidhey Borama laguna xidhey adoo Habar-Cafaana waxa uu ka dooney Wadani. Aqoonyahankan ayaa sheegay in wasiirka waxbarashadu C/llaahi Dheere ka dambeyay xadhigiisa iyo weliba Suldaanka beesha.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS