Xildhibaano mooshin ka wada dawlada Imaaraadka oo lacag ku qasaysa Somaliya. Daraad ayay ahayd markii mid ka mida maamul jufeedyada dalka oo jooga Imaaraadka uu sheegay in uu la safanayo Sucuudiga iyo Imaaraadka dagaal diimeedka kala dhexeeya Qada.
Sucuudiga iyo Imaaraadka ayaa dagaal diimeed hoose kula jira dawladaha urur diimeedyada akhwaan Muslimiinta ee Turkiga iyo Qadar, waxayna rabaan in ay Somaliya gacanta ku dhigaan kana hirgeliyaan Wahaabiyada.
Xildhibaan C/laahi Sheekh Ismaaciil, ayaa sheegay inuu aad uga war haayo dhaqdhaqaaqa la xiriira Mooshinkaan laga diyaarinaayo Dowladda Imaaraadka Carabta oo ay abaabulkeeda wadaan Xildhibaanada.
Sucuudiga iyo Imaaraadka ayaa aad uga cadhoodey Somaliya oo dhexdhexaadnimo ka qaadatey murankoodii diimeed ayagoon fileyn hadana raba in ay lacag ku iibsadaan maamul jufeedyada si qas siyaasadeed oo is dhiiba u abuuraan.
Lama garan karo halka mooshinkan ku dambeyn doono waxayse muujinaysaa in ay welli jiraan Somali raba in dooga cunaan intii la iibsan lahaa.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS